Hoos ka dhageyso natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan wareegiisa 2aad caawa lasooo gabagabeeyey waxaa caawa tartanka ku balansanaa Xaafadaha kala ah Deegaanka Boonkaay (B) iyo Towfiiq (B)
Min todobo su’aal oo la waydiiyey Xaafadaha tartamay ay layimaadeen dhibco dhan Towfiiq (B) 16-10 Boonkaay (B)
tartanka caawa waxaa guusha ku raacdey Xaafada Towfiiq B oo la timid 16 dhibcood