Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboled Koofur galbeed Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka qabsoomida doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyin heer dowlad goboleed Koofur galbeed Soomaaliya Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa war qadaan ku saxiixnaa.
Iyadoo maanta ah ay dowlad goboleedka Koofur galbeed ay ka bilaaban doonto deegaanadayda diiwaan gelinta qabashada codsiyada iyo shubitaanka qidmooyinka.
Hoos ka akhriso jadwalka doorashada dowlad goboleedka Koofur galbeed: