Xafiiska Raโiisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyay in doorashada Hoggaanka guddiga doorashada Somaliland ay noqoto mid daah furan oo lagu qabto waqtigeeda, iyadoo la faray Heyโaddaha dowladda iyo daneenayaasha caalamiga inay kor joogteeyaan doorashada guddoonka guddiga oo maalinta Sabtida lagu qaban doono Hangarka Afisyooni.
Guddiga doorashada Somaliland ayaa dhowaan labo guddoomiye oo labo garab ah kala doortay, taasoo caqabad weyn ku keentay howshii doorashada kuraasta labada aqal.
Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay xafiiska raโiisul wasaaraha;