Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada guddoonka guddiga doorashada xildhibaanada Somaliland ku matalaya labada aqal ee BFS.
War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in toddobada bishaan oo ku beegan sabtida soo socoto la qaban doono doorashada guddoonka guddiga doorashada.
Hoos ka akhriso