Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa sedaxaad tan ay tahay Waxaa ka qeyb galayaa Isaaaq Cali Nuur oo ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka qareenadda Koonfur Galbeed.Dhagystayaasha ayaa sidoo kale qeybaha danbe aragtidooda iyo sida ay dooda Ila socdaan kasoo dhiibanaya.
Hoos ka dhageyso Dooda oo daadihineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)