Hoos ka dhageyso Barnaamijka Daaadijin qeybtiisa 2 aad oo todobaadkaan looga hadlaayo Muhiimada aya leedahay in Muwaadiniinta ay ka qeygb qaataan Dismaha golayaahsa Deegaanka iyo qodoba kle oo kala ah :-
- Hanaanka dhuismaha golaha deeganka
- Xal u helida caqabadaha ku xiiran in hoos laga soo bilaawo dhismaha golaha Deegaanka iyo adeeg bixintiisa
- Xal u helida dhariiqooyinka go’aan gaarinta dhismaha golaha deeganka uga qeyb gali karaan dadka aan taladooda la qeygh galinin sida Dhalanyarada,Haweenka iyo dadka naafada ah.
Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo maanta ka baxay Idaacda Warsan.