Waxaa hadda Magaalada Kismaayo ka bilaabatay doorashada Lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka JFS ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.
Waxaa hadda socota codeynta kursiga HOP 114 oo ay ku tartamayaan musharxiinta kala ah Cumar Ibraahim Xaashi iyo Cabdi Aadan Cabdullaahi.
Maanta ayaa qorshuhu yahay in Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose lagu qabto dooraahada lix kamid ab kuraasta Golaha Shacabka.