Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 23/02/2022 Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo la xiriira Amniga Magaalada, kaas oo uu faah faahin ka bixiyay Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal.Taliyaha ayaa marka sheegay in xaaladda Guud ee Amniga Magaalada Garoowe ay tahay mid wanaagsan, balse ay ka feejigan inay soo gaaraan falalka Amni darro ee ka dhacaya Gobolada kale ee dalka.Waxaa uu hadalkiisa uu in taasi ku daray i ay socdaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, hayeeshee Bulshada looga baahan yahay inay la Shaqeeyaan Ciidamada si amniga loo sugo.Ugu dambeyn Taliye Xuseen waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga howlgal kasta oo ay kujiraan aysan wax xabbad ah ku ridi karin Magaalada Garoowe, sidoo kalena Bulshada looga baahan yahay inay la socdaan dadka ay Guryaha ka kireeynayaan.Amarkaan kasoo baxay Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli ay Magaalada Garoowe ay kamid tahay Goobaha ay ka socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe was last modified: February 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Xubnaha ka harsan kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta la dooranayo 30/09/2021 Taliska ciidanka xoogga oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay millatariga Turkiga 20/04/2021 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 09/01/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. 01/07/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/11/2021 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? 15/01/2024 Dil ka dhacay Magaalada laas-caanood & howlgal ka socda 04/11/2022 Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Ingiriiska? 27/11/2023 Xildhibaanada BF oo bishan laga jari doono qeyb ka mida mushaarkooda, Sababta 18/06/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo shiinaha kala hadlay dagaalka Al-Shabaab 10/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.