Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 23/02/2022 Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo la xiriira Amniga Magaalada, kaas oo uu faah faahin ka bixiyay Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal.Taliyaha ayaa marka sheegay in xaaladda Guud ee Amniga Magaalada Garoowe ay tahay mid wanaagsan, balse ay ka feejigan inay soo gaaraan falalka Amni darro ee ka dhacaya Gobolada kale ee dalka.Waxaa uu hadalkiisa uu in taasi ku daray i ay socdaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, hayeeshee Bulshada looga baahan yahay inay la Shaqeeyaan Ciidamada si amniga loo sugo.Ugu dambeyn Taliye Xuseen waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga howlgal kasta oo ay kujiraan aysan wax xabbad ah ku ridi karin Magaalada Garoowe, sidoo kalena Bulshada looga baahan yahay inay la socdaan dadka ay Guryaha ka kireeynayaan.Amarkaan kasoo baxay Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli ay Magaalada Garoowe ay kamid tahay Goobaha ay ka socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe was last modified: February 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Mas’uuliyiin Cusub Magacaabay 01/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 06/06/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/07/2020 Dowladda Federaalka oo Gurmad deg-deg ah u diraysa magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug 03/05/2020 Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka oo Hadal kooban uu u jeediyay xildhibanadii doortay. 30/04/2018 Askar Qiratay In Ay Ka Dambeeyeen Afgambi Fashilmay Oo Lasoo Bandhigay 07/05/2020 RW Rooble oo dowladda Britain kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameysay 06/02/2022 Guddiga xalinta khilafaadka doorashada oo soo saaray habraac 25/07/2021 Sawiro: Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan looga hadlayay Covid-19 la yeeshay mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga 05/04/2020 Xasan Sheekh oo faahfaahiyay kulankii Guddoonka Baarlamaanka iyo Madasha Xisbiyada 30/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.