Natiijada Tartanaqoonedka bisha Ramadaan ee idaacada Warsan.Caawa waxaa tartamey Xaafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Salaamey B.
Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo su’aal
Tartankooda waxaa uu ku soo idlaadey.
Daarusalaam A 3 dhibcood Salaamey B 8 dhibcood
Sidaasna waxaa tartanka badiye caawa Daarusalaam B
Aqriso+Dhageyso:-Natiijada TARTAN aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Warsan
previous post