Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay Bandow kusoo rogayaan Xerada Afisiyooni & Agagaarkeeda written by Warsan Radio 10/05/2022 War kasoo baxay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS) ayaa waxaa lagu sheegay in , iyaga oo la tashanaya guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya inay xoojinayaan amniga xerada Afisyooni , halkaas oo la filayo in 15 bisha May lagu qabto doorashada madaxweynaha Soomaaliya.Warsaxaafadeed kasoo baxay howlgalka ATMIS ayaa lagu shaaciyay in bandow lau soo rogayo xerada Ciidamada circa ee Afisyooni iyo Goobaha ku dhow dhow, laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 15 May ilaa tobanka bisha ah iyo illaa 17 ka Bisha.Maalin ka hor ayay ahayd markii guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya iyo howlgalka ATMIS ay kawada hadleen sugida amamanka doorashada, iyadoo ATMIS lagu wareejiyay amniga guud ee teendhada Afisyooni, halkaas oo doorashadu ka dhacayso.Shalay qoraal kasoo baxay Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada madaxweynaha waxaa la faray Ciidamada howlgalka ATMIS inay la wareegaan Amniga teendhada Afisiyooni , halkaas oo lagu qabanayo doorashada madaxweynaha. Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay Bandow kusoo rogayaan Xerada Afisiyooni & Agagaarkeeda was last modified: May 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka” Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo sabab u noqon karta dib u dhac kale oo doorashada ah” next post Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 24/06/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 18/08/2021 Aqriso Warbixin:- Maamulka Degmada Baardheere oo sheegay xaasaska Shabaab markii ay ka saareen Magaalada inay heleen amni 05/12/2016 Guddoonka Golaha Aqalka Sare oo kulan yeeshay 30/04/2022 Dagaallo dib uga bilowday Waqooyiga Itoobiya 25/01/2022 Rwanda iyo Uganda oo soo afjaray xiisaddii u dhexeysay 28/01/2022 Dhageyso:- Barnaamijka Kulanka Warsan 26/03/2022 Maxkamadda ICJ oo ku dhawaaqday go’aankeeda ku aaddan dacwadda badda 13/10/2021 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 01/06/2017 Qarax askar badan ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe 30/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.