Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta written by Warsan Radio 25/05/2022 Dagaalka ayaa waxaa uu Galbeedka Gobolka Sitti ee dowlad degaanka soomaalida uu ku dhexnaray Ciidamo iyo maleeshiyaad Soomaali ah iyo maleeshiyaadka Canfarta oo kamid ah qowmiyadaha dega Itoobiya.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada iyo maleeshiyaadka Canfarta ay weerar ku qaadeen degaanka Cundhufa , halkaas oo ay degan yihiin Soomaalida, waxaana dagaal xoogan oo ka dhacay la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen 8 Ruux 7 kalena ay ku dhaawacmeen.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Aagag kala duwan, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in Ciidamada iyo Maleeshiyaadka Canfarta ay dib ugu laabteen halkii ay kasoo weerar tageen kadib markii ay iska caabin kala kulmeen Soomaalida Xoolo dhaqatada ah ee kunool degaanka Cundhufa ee dowlad degaanka Soomaalida.Dagaalka Soomaalida iyo Canfarta ayaa kusoo laab laabtay dhulka Soomaalida Itoobiya, iyada oo dowladda Itoobiya ay kor ka fiirsaneyso dagaalka, isla markaana aysan weli qaadin tallaabo looga hortagayo ama markii uu dhaco lagu joojinayo. Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta was last modified: May 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Toogasho arday lagu laayay oo ka dhacday Mareykanka next post Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay You may also like Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Dhawaaqay Hirgelinta Doorashooyinka Dalka 09/01/2021 Akhriiso:- Taariikhda Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ee Maanta geeriyooday 18/08/2022 Madaxweynaha Jubbaland oo kulan laqaatay Xubana ka socday Qaramada Midoobay 19/10/2021 Maxaa dhaliyay qaraxii weynaa ee ruxay Magaalada Beyrut? 05/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/11/2020 Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan 15/05/2022 Ergada dooraneysa kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta la xareeynayo 26/09/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 16/06/2021 Xukuumadda Soomaaliya oo QM kala hadashay gurmad gaarsiinta degaannada laga saaray Al-Shabaab 09/11/2022 Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Fuliyey Howlgal Dad Lagu Soo Qab-Qabtay 06/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.