Guddoomiye Jeyte oo ka hadlay dilalkii ka dhacay Beledweyne farriin hanjabaad ahna diray written by Warsan Radio 31/05/2022 Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul uga hadlay dilalkii qorsheysnaa ee dhawaan Magaalada Beledweyne loogu geystay, Mas’uuliyiin, Askar iyo Odayaal dhaqan.Guddoomiyaha oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Beledweyne kadib muddo uu ku sugnaa Muqdisho ayaa sheegay in Magaalada Beledweyne ay ku bateen dilalka taasina ka maakjl ahaan aysan aqbaleyn.Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan oo si kulul uga hadlay dilalka ayaa sheegay in marnaba aysan aqbaleyn in tacsi ay taallo Magaalada Beledweyne, isla markaana ka maamul ahaan ka jawaabi doonaan.Hadalkaan kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa daba socda dilal qorsheysan oo ka dhacay Magaalada Beledweyne, sidoo kalena laamaha Amniga Magaalada ay sameeynayeen howlgallo kala duwan. Guddoomiye Jeyte oo ka hadlay dilalkii ka dhacay Beledweyne farriin hanjabaad ahna diray was last modified: May 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post laamaha Amniga oo Dhuusamareeb ka mamnuucay Gawaarida Muraayadaha Madow next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Baydhabo You may also like Akhriso:- Wasiirro arrimo dibeddeedka dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Muqdisho 17/10/2018 Maraykanka iyo UK oo ka digay khatar ka soo fool leh” Shiinaha 07/07/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble oo safarkiisii ugu horreeyay dibadda ugu baxa 04/10/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/08/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan. 30/05/2022 Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Isimada dhaqanka SSC Khaatumo 22/01/2024 DHAGAYSO: warka subaxnimo ee idaacada warsan 26/12/2023 Jadwalka doorashada kuraasta Beelaha Banaadiriga oo la shaaciyay 17/02/2022 Madaxweynaha Jubbaland ayaa gaaray Magaalada Kismaayo 14/06/2022 Dhageyso: Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan 17/02/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.