Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga? written by Warsan Radio 31/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin Mohamed Almowallad.Safiirka oo Guddoomiyaha kala hadlay arrimaha horumarinta Baarlamaanka JFS iyo sidi loo tayeyn-lahaa shaqaalaha, sidoo kale waxaa uu soo gaarsiiyay dhamaal salaan ah uga siday Guddoomiyaha Golaha fadhiga shuyuuqda dalka Sucuudiga, isagoo sheegay in Guddoonka Golaha shacabka dedaal dheer ku bixiyeen dhismaha Hay’adda ugu sarreysa ee dalka, kaas oo lagu soo doortay Madaxweynaha JFS.Guddoomiyaha ayaa dhankiisa safiirka ku bogaadiyay dedaalka joogtada ah ee Boqortooyada Sucuudiga la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga? was last modified: May 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxkamad xukun ku ridday musharaxii hore ee Madaxweynaha Masar next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed You may also like Howlgal Guri Guri ah oo ka billaawday Muqdisho kadib weerarkii Xarunta Gobolka 25/01/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/10/2020 Ciidanka Dowladda Sudan oo dib u qabsatay dhammaan dhulkii ay ka haysatay Ethiopia 01/01/2021 Nin ku jiray Liiska Cunaqabataynta Mareykanka oo la geeriyooday Yevgeny Prigozhin 24/08/2023 LAFTA-GAREEN AYAA KA QEYB GALAY MUNAASABADAN LAGU DHAARINAYEY GUDOOMIYAHA CUSUB GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE.(SAWIRRO) 18/11/2020 UNSOM Press Statement:-UN envoy to Somalia highlights importance of collaboration in visit to South West State 18/07/2019 Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed? 18/05/2023 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 08/06/2022 Deeq bixiyaasha Caalamka oo Lacago Malaayiin doolar ugu yaboohay Wadamo ay Soomaaliya ku jirto 25/05/2023 Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Hirshabeelle? 01/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.