
Shirkaddaha bixiya adeega Internet ka ayaa sheegay in cilad guud ay soo wajahday saacado kooban.
Adeegga Interneetka cilladda ku timid oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa saameyntiisa laga dareemay qaar ka mid ah waddamada Bariga Afrika.
Adeegga Internet-ka ayaa hadda shaqeynaya walina Shirkaddaha bixiyaa faahfaahin kama bixin I’m ciladii guud ahaan la xaliyay ama qeybo.
