Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 2aad waxaa looga hadlaya Faaidada haweenka ganacsatada ay u leedahay in hantidooda ay ku keydsadaan Bangiyada barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxidiin Xasan Maxamed ( Xusni)