Itoobiya oo War kasoo saartay dadkii lagu dilay Galbeedka dalkaas written by Warsan Radio 21/06/2022 Raiisal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya demeke mekonnen ayaa ka Tacsiyeeyay Dadkii lagu Xasuuqay Galbeedka Gobalka wallega ee Degaanka Oromia.Demeke waxaa uu sheegay inaan loo Dulqaadan doonin in Maalin walba dadka Shacabka ah la xasuuqo, isaga oo sheegay inay tallaabo qaadi doonaan.Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in dowladda Itoobiya ay qaadi doonto tallaaboouin horleh oo looga hortagayo in xasuuq kale uu dhaco si dad aan waxba galabsan loo dilin.In ka badan 260 Ruux ayaa lagu dilay colaad u dhaxeeysa qowmiyado wada dega Galbeedka Gobalka wallega ee Degaanka Oromia de dalka Itoobiya. Itoobiya oo War kasoo saartay dadkii lagu dilay Galbeedka dalkaas was last modified: June 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo heshiis horudhac ah ka gaaray khilaafka next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like AKHRISO:- Dagaal Qasaaro DHIMASHO Dhaliyey ayaa Ka dhacey Degaanka Goofgaduud ka tirsan gobolka baay 08/12/2016 Akhriso+Sawiro:-Kismaayo oo Maanta markale lagu caleema saaray Axmed madoowe 12/10/2019 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 14/01/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 20/12/2020 Soomaaliya iyo Hungary oo ka wada hadlay fursado waxbarasho oo loo fidiyo ardayda Soomaaliyeed ee ka soo qaxay Ukraine 03/03/2022 Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Maqaayad ku dhow Dekeda Muqdisho 03/08/2020 Maxkamadda ciidamada oo xukun adag ku riday nin dil ka geystay Buurhakaba 15/02/2021 Golaha Wasiirada oo go’aamiyey xilliga dib loo furayo duulimaadyada gudaha 02/07/2020 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 10/03/2020 Ceelwaaq oo Goordhow lagu doortay Kursigii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka 22/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.