Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Akhriso:-ciidamo Milatari ah iyo kuwo Boolis ah oo ku dagaalamay Degmada Shibis 12/04/2019 Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 22/08/2021 Dowladda Sacuudiga oo Safiir cusub u magacaawday Soomaaliya 09/10/2021 Madaxweyne farmaajo oo heshiis la gaaray madaxweynaha Eritrea 05/10/2020 Diyaaraddii ugu horeysay oo Israel oo duulimaad ku tagtay Abu Dhabi iyo Qarax Ka Dhacay Abu Dhabi (Sawiro) 31/08/2020 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 07/12/2021 Madaxweynaha Turkiga oo laga helay Covid-19 05/02/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 18/09/2017 Maamulka Puntland oo bilaawday heshiisiinta beelo dagaalamay 10/10/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.