Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Akhriso:-Khudbadda Madaxweyne Farmaajo oo ka jeediyay Shirka Brussels 17/07/2018 Kenya oo dib u fureysa safaaraddeeda Muqdisho, casuumadna u dirtay Tarsan 14/06/2021 DF oo weerar culus ku qaaday xafiiska UNSOM, dalbatayna isbeddel lagu sameeyo 30/08/2020 Baarlamaanka Federaalka oo cod Aqalabiyad ah ku ansixiyey heshiiskii Doorashada 2020/21 26/09/2020 Dhageyso: Munaasabada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Baydhabo Lagu Xusay. 22/02/2020 Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo xilka la wareegay (SAWIRRO) 23/11/2020 Dhageyso Barnaamijka Arimaha Gaar Ahaan Caafimaadka 11/09/2022 Midowga Africa Oo Baaq Kasoo Saaray Xaaladda Dalka Suudaan 26/10/2021 Akhriso War-saxaafadeedka Daahfurka qaadashada Tallaalka ka hortaga COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda 22/08/2021 Nin ku geeriyooday god uu ku dhacay Magaalada Hargeysa 09/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.