Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 4aad waxaa looga hadlaya Saameynta Isbedelka Cimiladu kuleedahay Ganacsiyada Haweenka. barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxidiin Xasan Maxamed ( Xusni)