Madaxtooyadda oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka caafimaaday COVID-19 written by Warsan Radio 29/06/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay Cudurka Coronavirus ayaa la xaqiijiyay in baaritaan lagu sameeyay kadib laga waayay Cudurkaasi isla markaana uu ka soo bogsooday.Afayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya Cabdi kriin Cali Kaar oo ka qeyb galayay Barnaamij ka baxayay tv-ga Somali Cable ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya uu Madaxweynaha la hadli doono Shacabka, isla markaana Shaqadiisa uu si caadi ah u wadan doono.Dhawaan markii Madaxweyne Xasan Sheekh uu safarka u aaday dalka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in qaar kamid ah wafdigiisa laga helay Coronavirus, balse markii uu dalka kusoo laabtay ay Madaxtooyada sheegtay in Madaxweynaha baaritaan lagu sameeyay laga helay COVID-19.Warkaan kasoo baxay Afhayeenka Madaxtooyada Cabdi Kariin Cali Kaar ayaa rajo weyn gelinaya wawalkii Shacabka ka qabeen xanuunka Madaxweynaha Soomaaliya, iyada oo dadka siyaabo kala duwan ay uga hadlayeen. Madaxtooyadda oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka caafimaaday COVID-19 was last modified: June 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay maandooriye & Dhalinyaro ku eedeeysan Amni darro next post Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Madaxweynaha KGS? You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 31/12/2019 RW Rooble oo ku wajahan Dhuusamareeb 14/12/2020 Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 6aad 14/07/2022 Madaxweyne lafta gareen oo sheegay inay isku furi doonaan wadada isku xirta muqdisho iyo baydhabo 04/06/2020 Taliye cusub oo loo magacaabay ciidamada Uganda ee jooga Soomaaliya 02/08/2020 DHAGEEYSO:-cabashooyinka ka imaanaaya Musharaxiinta iyo suldhaanada qaarkooda ayaa soo badanaayoa maalmahaan 25/11/2016 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/09/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 25/07/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada gaar ahaan Haweenka 19/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.