Ciidanka NISA oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho written by Warsan Radio 05/07/2022 Ciidanka Gaarka ah ee NISA ayaa waxaa ay xalay howlgallo ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, sida Howlwadaag, Wartanabadda, Yaaqshiid, Kaaraan iyo qaybo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho.Howlgalladaan ayaa ka danbeeyay cabasho ka timid qaar ka mid ah shacabka, kuwaasi oo ka cabanayay Tuugo xiliyadda habeenkii ah dhac u gaysta.Taliyaha Hay’adda NISA ee Gobalka Banaadir Muxudiin Warbac Shadoor ayaa la kulmay qaar ka mid ah dadkii ka cabanayay Tuugada dhaca u gaystay, waxaana uu sheegay in ciidamadu howlgallada ay wadayaan sidoo kalana gacanta lagu soo dhigi doono qof kasta oo qal-qal galisa amniga magaalada Muqdisho.Intii lagu jiray Howlgalka, ayaa sidoo kale waxaa lagu soo qabtay kooxo watay mindiyo, waxaana ciidamadu ay u gudbiyeen Booliska si baaritaano loogu sameeyo.Bilihii la soo dhaafay Shacabka kunool badi degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ka cabanayeen Kooxo Burcad ah oo dhac u geeysanayay iyo Ciyaal weero. Ciidanka NISA oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho was last modified: July 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Radio Warsan next post Shiinaha oo iska fogeeyay eedeyn uga timid Mareykanka You may also like Sawiro;-Madaxweynaha Hirshabelle oo booqday Isbitaalka guud ee Gobalka Hiiraan. 28/08/2022 MADAXWEYNE AXMED MADOOBE OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISKAASHIGA SOOMAALIYA IYO BEESHA CAALAMKA. 07/12/2020 Daawo Muqaalka Wasiirka Cusub Ee Maaliyada Koonfur Galbeed Oo Xilkiis La Wareegay 23/08/2017 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/12/2019 07/12/2019 Gaari uu leeyahay Afhayeenka Booliska oo qarax lagula eegtay Muqdisho 06/01/2021 Dhageyso:-Bandhiga Maanta Waxaa Marti ku Ahaa Culumaa udiin Ay Kamid Ahaayeen Gheekh Tuwfiiq Shariif xasan 05/01/2017 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 07/12/2023 Dhageyso: Kulan looga hadlaayay wacyi galinta dhalinyarada KG oo baydhabo lagu qabtay. 02/01/2020 Dowladda Oo Ciidamo U Dirtay Wanlaweyn Ay Ka Dhaceen Dagaalo Khasaaro Geystay 15/12/2020 Daawo {Video}:-Maalinta caruurta oo manta laga xusay Magaalada Baydhabo iyo aduunka 20/11/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.