Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Dunida oo Laga Xusayo Maalinta Xuriyadda Saxaafadda 03/05/2020 Dhageyso:-Wareysi Aanu Layeelanay xildhibaanI DFS. Idriss Abdi taktar oo ku Sugan Magaalada Xudur, 15/12/2016 Dhageyso:-Laftagareen oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab 02/01/2020 Maamulka Koonfur Galbeed oo in hub lagu dhex qaato ka mamnuucay Baydhabo 18/12/2022 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya 22/09/2018 Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka 04/03/2021 DAAWO Gawaari u raran ganacsatada Baydhabo ayaa todobaad iyo kabadan ku xaniban Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose 11/11/2018 Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo markale kulan la qaatay musharixiinta Koonfur Galbeed 30/12/2022 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 04/09/2022 Madaxweyne laftagareen oo Amar siiyay gudiga kahor tagga Covid-19 KGS 31/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.