Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Dhageyso: Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/12/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/07/2020 Bannaanbixii ka socday dalka Sri Lanka oo xoogeysatay & Madaxweynaha oo is casilaya 10/07/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 03/09/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/09/2021 Dhageyso: Barnaamijka dhacdooyinka Idaacada Warsan 13/06/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/09/2021 Macron oo dib u hagaajinaya xiriirkii Faransiiska iyo Rwanda (SAWIRRO) 28/05/2021 Madaxweyne Joe Biden: America way soo laabatay 25/11/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 10/02/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.