Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Hoggaamiyaha SSC oo ka dhawaajiyay hadal aysan Puntland ka filayn 11/10/2023 Maxkamadda sare ee Niger ayaa xaqiijisay Bazoum inuu yahay madaxweynaha cusub 22/03/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 13/11/2017 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 27/08/2022 Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19 ee dalka Soomaaliya 01/09/2021 Dhageyso:-Barnaamijka ku celiska Barnaamijka Beeraha 05/04/2021 NGOs call upon the government to take stern measures to protect women and girls in Somalia 04/03/2019 Cabsi la sheegay inay ka dhalan karto mudahaardyada ka socdo Maraykanka 03/06/2020 Ciidamada Dowlada Itoobiya Oo Dib U Qabsaday Magaalada Lalibela 20/12/2021 Dhageyso:-Xaflad lago taageerayay Musharax Sheikh Mukhtaar Robow Baydhabo 06/10/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.