Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Tansaaniya 21/07/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/07/2022 Kumanaan qof oo banaanbax ka dhigaya Washington DC 29/08/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha Degmada Waajid 20/06/2021 Ciidamada dowladda oo ka jawaabay weerarkii Al-Shabaab ee Masagawaay 06/06/2023 Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inaan Saddex sano ka dib wax jawaab ah laga bixin Qaraxii Soobe 15/10/2020 Dhageyso:-Warsan Fiidnimo ee Idaacada Warsan 26/07/2021 Barakac Ka Bilowday Magaalada Mandheera 05/03/2020 Xildhibaanad hore oo lagu dilay Caasimadda Afgaanistaan. 15/01/2023 Dhageyso: Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee GobolkaHiiraan ayaa Manta La Horkeenay 25/03/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.