Hadal hayn ka dhalatay, wiilka uu dhalay boqorka UK oo sheegay inuu dilay 25 qof written by Warsan Radio 07/01/2023 Wiilka labaad ee uu dhalay boqorka dalka Ingiriiska ee Harry Charles ayaa sida wakaaladaha wararku qorayaan waraysiyo ka bixiyay buug uu qoray oo uu kaga hadlay xilli uu ku jiray ciidamada Britain ee ku sugnaa dalka Afghanistan inuu dilay 25 qof.Tan iyo markii uu hadalkani soo baxay ayaa aad loogu hadal hayaa warbaahinta dalka Britain iyo baraha bulshada.Hadaba saamayn intee le’eg ayuu hadalkani ku yeelan karaa qoyska boqortooyada Britain, dawladda iyo waliba Harry laftiisa. Hadal hayn ka dhalatay, wiilka uu dhalay boqorka UK oo sheegay inuu dilay 25 qof was last modified: January 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Congress-ka Maraykanka oo markii 14aad isku dayaya inuu doorto Afhayeenka golaha next post Mareykanka oo hubka ‘dilaaga taangiga’ u diraya Ukraine You may also like Dhageyso:-Warbixin ku saabsan Maamul Goboleedka Puntland oo Xilalka laga qaaday Saraakiisha Booliska iyo Daraawiishta isagoo taliyaal cusub u magacaabay xilalkoodii. 28/10/2018 Muuse Biixi oo ka hadlay muranka Siyaasadeed ee ka taagan Somaliland 14/06/2022 Urur goboleedka IGAD oo walaac ka muujiyay muranka xadka ee Itoobiya iyo Suudaan 01/07/2022 DHAGAYSO+SAWIRO:-DOODII BARNAAMIjKA DHALINYARADA KA BAXAY IDAACADDA RADIO WARSAN 28/02/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 26/11/2020 Go’aano laga soo saaray Amniga Magaalada Boosaaso 28/07/2022 Guddiga doorashada Koofur galbeed oo gaaray Baydhabo 12/07/2021 Xaaladda Caafimaad ee madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga deyrinayo 20/02/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/05/2020 Mareykanka oo billaabay inay si rasmi ah uga guuraan saldhigyada Balli-doogle, Muqdisho iyo Kismaayo 23/12/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.