Mareykanka oo sheegay in uu duqayn ku dilay xubno ka tirsan Daacish iyo Puntland oo Beenisay Sheegashada Mareykanka. written by Warsan Radio 01/06/2024 Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in 31-kii bishii May lagu dilay duqeyn cusub oo ka dhacday deegaan ka tirsan maamulka Puntland 3 dagaalyahan oo ka tirsan Daacish.AFRICOM ayaa sheegtay in duqeyntan ay iska kaashadeen dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana duqeynta ay ka dhacday deegaan fog oo ku dhow deegaanka Dhardhaar oo qiyaastii 81-KM dhanka Koonfur Bari kaga beegan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.“Soomaaliya ayaa weli muhiim u ah ammaanka Bariga Afrika. Ciidamada Maraykanka ee Afrika waxay sii wadi doonaan tababaridda, latalinta iyo qalabaynta ciidamada saaxiibada la ah, ay u soo qabtaan ISIS.” ayaa lagu yiri bayaanka AFRICOM.Ma jiro wax khasaare ah duqeyntan kasoo gaaray dadka rayidka ah, sida ay sheegtay AFRICOM. Mareykanka oo sheegay in uu duqayn ku dilay xubno ka tirsan Daacish iyo Puntland oo Beenisay Sheegashada Mareykanka. was last modified: June 1st, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad oo fashiliyey Miino Kooxada Al-shabaab ay ku aaseen waddo aada dhinaca Beeraha Magaalada Buulo Mareer. next post Wasiirka Maaliyadda XFS oo magaalada Nairobi kulan kula qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka u qaabilsan dalalka Soomaaliya, You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 30/07/2020 Jubbaland oo maanta ku dhawaaqaysa go’aan ku saabsan kuraasta taalla Garbahaarey 26/03/2022 Dowladda Soomaaliya oo ka digtay qorshe Kenya iyo Jabuuti ka dhex wadaan shirka midowga Afrika 22/04/2021 Guddiga loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda oo Guddoon doortay 14/06/2022 RW Rooble oo bayaan ka soo saaray qoraalkii ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha 17/09/2021 Dhageyso: Magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee ka hortaga gudniinka fircoonig. 06/02/2017 Wasiirka difaaca dalka Kenya oo Muqdisho soo gaaray 18/10/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/10/2021 Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Boosaaso 26/01/2022 Akhriso:-dagaal ka dhacay degmada Mooyaale 13/11/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.