
Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray horumarinta mashaariicda Bangigu ka fuliyo Soomaaliya oo ah kuwo waxtar u keh, Dowladda iyo Bulshada intana, sidoo kale waxaa laga wada hadlay kadib barnaamijkii deyn cafinta, sidii loo balaarin lahaa taageerada uu siiyo Dowladda Soomaaliya.
Bangiga Adduunka ayaa ka mid ah heyโadaha caalamiga ah ee sida joogtada ah u taageera Dowladda Soomaaliya, waxa uuna ku leeyahay mudnaan gaar ah gudaha dalka Soomaaliya.