Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta gaaray degmada Ceel-Baraf ee Gobolka Shabeellada Dhexe. written by Warsan Radio 01/08/2024 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta gaaray degmada Ceel-Baraf ee Gobolka Shabeellada Dhexe.Wafdigaan waxaa qeyb ka ah Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle, Guddoomiyeyaasha Gobollada Shabeellada Dhexe, Hiiraan, iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida.Maamulka degmada Ceel-baraf, odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhallinyarada iyo qeybaha bulshada Ceel-Baraf ayaa si weyn u soo dhaweeyay wafdiga Madaxweynaha Hirshabeelle.Maalmihii u danbeeyay madaxweynaha Hirshabeelle ayaa booqasho waxa uu ku marayay degmooyin iyo deegaano ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta gaaray degmada Ceel-Baraf ee Gobolka Shabeellada Dhexe. was last modified: August 1st, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Munaasabadd xil wareejin oo ka qabsoontay xarunta wasaaradda Howlaha Guud, Dib udhiska iyo Guryeynta XFS. next post Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ah You may also like Gargaar loogu talagaly dadka ku barakacay Colaadda Laascano oo DFS lagu Wareejiyay 30/07/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 10/08/2022 Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyay lacagta ku baxaysa doorashada dalka 26/12/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO 03/03/2017 Xuska maalinta Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho lagu qabtay 28/08/2021 Akheiso:-Maxkamada sare ee Soomaaliya oo laashay siddeed kursi oo ka mid ah gollaha shacabka 26/05/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/11/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 17/07/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inaan Saddex sano ka dib wax jawaab ah laga bixin Qaraxii Soobe 15/10/2020 Dhageyso:-Qudbada jumcaha qaybtii 1aad 19/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.