Shir jara,id Maanta Maagaalada Baydhabo ay ku qabteen odayaasha dhaganka Koonfur Galabeed Soomaaliya ayaa Waxay Kaga Jawaabeen Hadal ka Soo yeeray Dhowaan Xildhabaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ย Kaas oo dhowaan ku dhaartay inย Dagaal ka dhaci Doono Degamada Walaweyn ee Gobalak Shabeelada Hoose. Qaar ka mid ah Odayaasha oo manta Saxaafada La hadlay ayaa sheegay in aysan yeeli doonin in Lagu soo Xadgudbo dhulka Deegaanada Koonfur Galbeed Xildhabaan Daahir Amiin Jeesow ayaana ugu digeen in uu ka tanaasulo Riyada uu ku jiro.
Odiyaasha Dhaqanka Kgs Shir jaraid ku gabtay Baydhabo ayaa ka jawabeen Hadaal ka soo yeeray Dahir .Aamin Jeesow. was last modified: August 4th, 2024 by Warsan Radio