Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay xafiiska Laanta 8-aad oo Hay’addu ku yeelanayso magaalada Laascaanood. written by Warsan Radio 12/08/2024 Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay xafiiska Laanta 8-aad oo Hay’addu ku yeelanayso magaalada Laascaanood ee xarunta KMG ah ee SSC Khaatumo, taas oo loogu adeegi doono dadka ku nool degaanada maamulkaas.Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo xariga ka jaray xarunta laanta 8-aad ayaa hirgelinta xaruntaan uga mahadceliyay Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed, isagoo sheegay in dadka reer SSC ay aad ugu baahnaayeen in ay helaan adeegga baasaboor bixinta, isla markaana ay si wanaagsan uga faa’iidaysa doonaan.Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa xoogga saaraysa in muwaadiniinta Soomaaliyeed, meel kasta oo ay ku nool yihiin loo soo dhaweeyo adeegyada kala duwan ay bixiso hay’addu, si loo yareeyo qarashka iyo safarka dheer ee uga bixi lahaa helitaanka adeegga baasaboorka. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay xafiiska Laanta 8-aad oo Hay’addu ku yeelanayso magaalada Laascaanood. was last modified: August 12th, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Faah-Fahin:Qarax xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. next post Maamulka Degmada Xudur iyo Kan Gobalka Bakool oo ka qeybgaley kulan kusaabsan Qoritaanka sharciga ka hortagga leexsiga Kaalmada Bani’aadanimada You may also like Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle oo lafilaayo in maanta la dhaarinayo 28/10/2020 Guddiga Doorashada Galmudug Shahaado Guddoonsiiyay Musharixiinta Kuraas Ka Tirsan G/Shacabka 26/01/2022 Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacada Warsan 12/06/2023 Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo amartay in baaritaan lagu sameeyo shaqaalaha dowladda 07/10/2020 RW Xamse oo kulan su’aalo weydiin ah la qaatay Wasiirka Wasaarada Korontada iyo Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya 08/07/2023 Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe 23/02/2022 Afar ruux oo dhaawacyo middi ah loogu geystay Magaalada Paris 26/09/2020 Sawiro:-RW Xamse oo shirguddoomiyay kulankii ugu horreeyay guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha. 17/08/2022 DHAGEYSO:-QAYBTII 2AAD ATHIINY MO’OSHIITTHY 23/12/2016 Akhriso;-Wakiilka Cusub ee Gaarka ah QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho 25/06/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.