Baarlamaanka Labada Aqal oo ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya written by Warsan Radio 20/11/2024 Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan wadajir ah ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, waxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin xildhibaan diiday. Baarlamaanka Labada Aqal oo ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya was last modified: November 20th, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muuse Biixi oo Aqbalay in Natiijadii laga soo saaray doorashadii looga guulaystay next post Denmark oo sheegtay in Soomaaliland u aragto qayb ka tirsan Soomaaliya You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/07/2021 Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Wakiilllada Saaxiibbada Caawiya Soomaaliya 16/09/2019 Golaha Ammaanka oo ku dhawaaqay in Dowladda Cusub kala Shaqeynayaan curyaaminta dhaqaalaha Al-Shabaab 27/06/2022 Kim Jong-un oo muddo kaddib fagaaro ka soo muuqday 02/05/2020 SJS condemns vicious online attack and misinformation campaign on its network, warns those involved 18/12/2019 Saraakiil ka tirsan Ciidanka ATMIS oo Muqdisho tababar loogu soo xiray. 18/09/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 03/02/2022 Dhageyso:-Wareysi hindhooliyaashii ka soo barakacay degaanka moolmaad oo ku dhibaataysan 09/04/2017 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ay yeelanayaan Xildhibaannada labada Aqal? 12/06/2022 Akhriso:-Dhaq dhaqaaqa dowladda Itoobiya ee ku wajahan Arrimaha Jubbaland 29/07/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.