Daawo wareysi aan layeelanay Jamila Mohamed oo ah gabadhii ugu horreysay ee xijaaban oo kasoo muuqata telefishinnada Kenya, waana tifaftiraha Citizen TV. Waa tusaale dhiirrigelin leh oo muujinaya in haweeney…
Category
BILAN MEDIA
Isdiiwaangelinta qasabka ah ee doorashooyinka waxay dhalisay dareen is-khilaafsan oo ka dhex jira shacabka Soomaaliyeed. Qaar waxay u arkaan tallaabo lagama maarmaan ah oo lagu xaqiijinayo hufnaanta iyo mas’uuliyadda dowladnimo,…










