Dowladaha Turkiga & Jabuuti oo gurmad Caafimaad Maanta soo gaarsiinaya Muqdisho
Baydhowy-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho ay gurmadyo Caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyaan dowladaha Jabuuti iyo Turkiga oo kamid ah dowladaha taageera Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda…