Dowladda Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Khaladaad Lagu Arkay Manhajka Cusub Ee Qaranka
previous post

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay khaladaad lagu arkay maadada Juquraafiga fasalka 4-aad ee dugsiga sare, waxaana dowladdu ay cudurdaar ka bixisay Khaladkaasi.
Hoos ka aqriso War-saxafadeedka
