Maamulka Garoonka diyaaradaha magaalada baydhabo ayaa sheegay in si kumeel gaar loo hakiyay duulimiyaadyadii rayidka garoonka diyaaradaha magaalada baydhabo shaati Gaduud Airport kadib markii diyaarad katimid waajid ku dhax ciladowday gudaha garoonka diyaaradaha Runwayga .
Maareeyaha groonka shaati gaduud airport magaalada baydhabo salaad maxamed mukhtaar wuxuuna lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in si kumeel loo xiray kanna warbixiyey ciladda ku timid diyaarad soo caga dhigatay garoonka shaati gaduud .