
Maxkamadda Caadaalada ee fadhiggeedu yahay magaalada Hague ayaa sheegtay maanta oo Talaado ah in ay bilaabi doonto dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya maalinta Isniinta ah 15ka bishan Maarso.
Iyadoo laga taxadirayo COVID-19, maxkamaddu waxaa ay go’aansatay in ay dhageysgia dacwada u gasho qaab isku dhafan iyadoo qaar ka mid ah kaqeyb-galayaashu ay si toos ah u hor iman doonaan maxkamada halka kuwa kalana ay uga qeyb galin doonaan dhinaca Isgaarsiinta ama Zuumka
Dadka ayaa sidoo kale kala socon doona dhageysiga dacwada si toos ah shabakadda maxkamadda iyo marinnada kala duwan ee warbaahinta UN-ka,
Jadwalka loogu talagalay dhageysiga
First round of oral argument
Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Tuesday 16 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Somalia)
Thursday 18 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)
Friday 19 March 2021 3 p.m.-4.30 p.m. (Kenya)
Second round of oral argument
Monday 22 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia)
Wednesday 24 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Kenya)


2 comments
What i do not realize is in fact how you’re not actually much
more well-appreciated than you may be right now. You are very intelligent.
You know thus significantly on the subject of this subject, produced me in my opinion consider it from so many varied angles.
Its like men and women are not involved until it is something to
do with Girl gaga! Your personal stuffs excellent.
All the time handle it up!
Link Building https://notes.rankingtoolsonline.com/page/build-high-success-backlinks-with-automated-lists…..