
Ukraine ayaa maanta qaadday weerarkii ugu ballaarnaa ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) iyo ciidanka, xoogaga qalabka sida iyo ciidanka gaarka ukrain ee abid lagu qaado caasimadda Ruushka ee Moscow, sida uu sheegay Duqa magaalada Moscow, Sergei Sobyanin.
Kooban
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar xooggan oo Ukraine ku qaaday Ruushka
Trump oo soo gaabiyey fasaxiisii kuna laabtay Aqalka Cad iyo wararkii ugu dembeey ee Bari DhexeXuutiyiinta oo sheegay inay gantaallo ballistic ah ku bartilmaameedsadeen caasimadda Sacuudiga, Riyadh.
sidee ukrain u maamuli doonaan dhulkan balaaran la wareegeen…
