Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Sabtidan Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka. Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan iyo xubno…

