Dhageyso: Madaxa Xafiiska Ka Hortaga Tacadiga ka dhanka ah Haweenka KG Oo Sharaxaad Kabixisay Heerka uu Marayo tacadiga Haweenka KG.
Farixiyo Axamed maxamed oo ah Madaxa Xafiiska Ka Hortaga Tacadiga ka dhanka ah Haweenka koonfur galbeed ayaa waxey sheegtey in lagu guuleystey in haweenka ku nool degaanada koonfur galbeded gaar…
