Sawirro: Madaxweynaha Kenya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha aqoonsi ee danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya, kadib munaasabad ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Nairobi. Jamaal Maxamed Xasan…
