BAYDHABO–WSR– Wasiirada Haweenka Deegaanka Konfur Galbeed Soomaaliya oo ka hadashe goobtii shika ka socoday ila dhageyso codkeeda.. Dhageyso:- Wasiirada Haweenka Deegaanka Konfur Galbeed Soomaaliya.. was last modified: August 9th, 2015…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Guddiga doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in afar musharax isku soo hareen
by Warsan Radio August 13, 2015Guddiga doorashada Madaxweynaha Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay maanta soo xirantay araaji qabashadii musharaxiinta doorashada Madaxweynaha, taasoo dhici doonta maalinta Sabtida ee soo socota. Guddiga ayaa sheegay in afar musharax…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio August 13, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey shukri ismaaciil Mr. Hilaal Sheekh Shucaybee xaruunta magaalada baydhabo janaay. Warka Caawa 13=08=2015 Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi Anu Layeelanay Godoomiyaha Dhalanyarada Yousuf Sheikh isaaq..
by Warsan Radio August 13, 2015BAYDHABO–WSR–Simnaar Socday Laba Maalmood oo Loo Qabtay Wariyaayasha Ayaa Maanta Lago Soo Xiray waziirka war faafinta siminaarkaas waxaa qabatay nosuj iyo xogeeyaha good ee nosuj Yousuf Sheikh isaaq waxaa sooxiraaya…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Wareysi Xasaasi ah Ay La Yeelatay idacada Ogaas Kaskeey oo Ah Malaaq Raxaweeyn,,
by Warsan Radio August 13, 2015BAYDHABO–(WSR)–Wareysi Xasaasi ah Ay La Yeelatay idacada Ogaas Kaskeey oo Ah Malaaq Raxaweeyn oo laga wareysta qaabka ay u soo xulayaan odiyaasha dhaqanka konfur galbeed soomaliya xilabanada u yeelandoona maamulka…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh ” Dad tiro yar oo carqalad wada Soomaaliya ma hor istagi karaan”
by Warsan Radio August 13, 2015Muqdisho(WSR):- Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo galinkii danbe maanta kulahadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa soo hadal qaaday wararka ku saabsan Mooshinka xubno katirsan Baarlamaanka ay ka gudbiyeen. Madaxweyne Xasan ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Maamulka Deegaanka Misir oo ka War Bixiyay Fadhiisimaha Ciidanka oo ka sameesta Deegaan kaasi Masar…
by Warsan Radio August 13, 2015MISIR–WSR–Maamulka deegaanka misir oo ka war bixiyay Fadhiisimaha ciidanka oo kasameesta deegaan kaasi misir . Godoomiyaha deegaanka misir madjanaay ayaa ka wareesanay halada degmada misir iyo dadaka diigaanka amaankooda iyo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wafdigii Qansax dheere Tagay oo Kahadlay ugu Horeen Waxaa Kahadlay Gudoomiyaha demada aadan cabdi qooqane. ,
by Warsan Radio August 14, 2015Qan sax dheere–WSR–Wafdigii Qansax dheere Tagay oo Kahadlay ugu Horeen Waxaa Kahadlay Gudoomiyaha demada aadan cabdi qooqane. waxa ku xigay godoomiyaha Gobalka baay cabdi rashiid lefc ayaa ka hadlay Gudoomiyaha…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Aanu La Yeelanay Cabdulahi cali watiin waa Gudoomiyaha Degmada .Qalab Ay Dhiiben>>
by Warsan Radio August 14, 2015BAYDHABO–WSR– Goor aanu layeelanay Cabdulahi cali watiin waa Gudoomiyaha Degmada .Qalab Ay Dhiiben Xaafadaha ay kakoobantay degmada baydhabo oo lago taakoleeynaayay Ciidamada ladagaalamaya al-shabaab oo ay maanta soo gaarsiiyayn degmada…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Muraaya oo Ah Hooyada Gobalka Baay Ah Ayaa Waxay Ku Baraa ruujisay Ciidanka Maamulka konfur Galbeed Soomaaliya .
by Warsan Radio August 14, 2015BAYDHABO–WSR–Muraaya oo Ah Hooyada Gobalka Baay Ah Ayaa Waxay Ku Baraa ruujisay Ciidanka Maamulka konfur Galbeed Soomaaliya. Iyo waxaa kelo ka hadalay gudoomiyaha Gobalka baay dhalayerada reer konfur galbeed soomaaliya…
