Axmed Maxamed Cabdi oo ku magic dheer `Axmed Dooro` waxaa uu ku nool yahay Magaalada Baydhabo janaay waa qof leh xaas iyo caruur mudo in ku dhow 18 sano waxaa…
WARARKII MAANTA
-
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Soddon sano ka dib kooxda liverpool waa horyaalka koobka ingriiska
by Admin 26/06/2020Waxaa xalay soo afjarmay soddon sano oo Liverpool ay sugaysay horyaalka England ka dib markii ay 23 dhibcood ka sara martay Manchester City oo guuldaro 2-1 ay kala kulantay Chelsea.…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Dhalinyaro Oo Shaqo Abuur Unoqotey Ka Shaqeynta Baararka.
by ATEERA 20/06/2020Waxaa jira dhalinyaro badan oo xiligaani shaqo la`aan ku ah magaalada baydhabo ee xarunta gobolka kuwo kalena qaarkood, Waxey ka xoogsadaan ama ay ka shaqeyaan baararka ku yalaan magaalada baydhabo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Maamulka Isbitaalka Degmada Xuddur Oo ka hadlay baahida looqabo qalabka neefsiga ama ogsijiinta oo lagula tacaalo dadka qaba cudurka Covid 19.
by ATEERA 19/06/2020Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool waxey ka mid tahay degmooyinka ka tirsan koonfur galbeed ee laga heley cudurka covid 19, dhaqatiirta ka howlgasha isbitaalka Degmada Xudur waxey muujiyeen cabsida…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweynaha Somaliland iyo wafdi la socda oo ka degay Jabuuti
by Admin 14/06/2020Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaaran uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambabaxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si weyna ayaa loogu soo dhaweeyey Caasimadda dalka…
-
Faalooyinkawaraki radioWararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Xog sirdoon soo shaacisay qorshe dagaal horseedi kara oo loo degay Shiinaha
by Admin 08/05/2020Warbixin sirdoon oo laga helay gudaha Shiinaha ayaa ka digeysa in Beijing ay wajaheyso mowjad cadaawad ah oo ka dhan ah dilaacista feeyruska Corona, taasi oo horseedi karta isku dhac…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Faah faahin: Goolhayihii hore ee xulka Qaran oo caawa lagu dilay degmada Afgooye iyo wararkii u dambeeyay
by Admin 07/05/2020Goolhayihii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya C/weli Colaad Qanyare (Gaatamow) ayaa caawa lagu dilay degmada Afgooye, isagoo ku jiray masaajid. Wararka ayaa sheegaya in kooxo bastoolado ku hubeysan ay toogteen…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Qiimaha Caanaha Geela ee Degmada Baydhabo Oo Sare ukacdey.
by ATEERA 07/05/2020Baydhabo(WMN)-Isticmaalka Caanaha Geella Boqolkiiba Waa 90% Haba ugu badnaatee Bisha Ramadaan, Subax Walba Waxaa Magaalada Baydhabo Soo gala Haween Badan Oo Wada Dhiisha Caanaha Dadka ayaana Suga Hooyooyinkaas Caanaha Magaalada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Bulshada Ku Nool Deegaanka Goofgaduud Buurey oo Sameyn ku yeeshay Roobabka Guga.
by ATEERA 06/05/2020Baydhabo(WMN)– Tan Iyo Wixii Ka Dambeeyay bilowga Roobabka Gu’ga Waxaa Qasaarooyin Isugu Jira Burbur Hantiyadeed Iyo Dhimash Xoolo Nool ay Ka Soo Gareen Qaar Ka mid ah Bulshada Ku Nool Deegaanka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Naafada Baydhabo oo Codsaday in laga bixiyo kirada iskuulka ay hada wax ku baranayaan.
by ATEERA 06/05/2020Baydhabo(WMN)-Dunida horumartay, way fududahay in qofka uu nolol maalmeedkiisa wato isaga oo naafo ah, waayo waxaa jira qalab iyo tasiilaad loogu tala galay oo nolosha u fududeyna. Si taa ka…
