wareysi meela badan taabanaayo oo aanu ka wareysanay abdullahi mahamed nuur oo jooga gobalka bakool.. wuxuu noo sheegay ilaa hada waxaa ka jirta dhaqaala xumu bedeqadii soo galijartay gobalka oo dhan ayaa yeraatay taas oo sabab u ah gaadiidka imaashadiisa ayaa yeraatay saas awigeeda ayuu u yaraaday dhadhaqaaqii gobalka oo dhan ila dhageyso wareysiga aanu layeelanay abdullahi mahamed nuur.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA