Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 21 aad Dhaqanka Soomaalida Iyo Ganacisiga Haweenka ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)
ARIMAHA BULSHADA
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Wariye Nuurto Maxamed Xuseen (Bardhere) iyo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
Sawiro+Dhageyso;- Xaflada Abaalmarinta Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Warsan
Munaasabadaan ayaa aheyd mid lagu gudoonsiinayey abaalmarin tartamayaashii ku guuleeystay tartan aqooneedkii bisha barakeeysan ee Ramadaankii ay qabatay Shabakadda Warbaahinta Warsan.
Munaasabadda waxaa ka soo qeeyb galay mas’uuiyiin ka socotay warbaahinta kala geddisan, tartamayaashii, maamulka degmada Baydhabo iyo qaar ka mid mas’uuliyiin ka socotay xaafadaha Baydhabo.
Muxudiin Xasan Maxamed iyo Cumar Mustafa Nuur oo labadaba ka mid ahaa dhalinyaradii ku hanaqaaday Warsan oo munaasabadda ka hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in tartan aqooneedkan uu ahaa mid leh xammaasad iyo xiiso laguna kororsado aqoon isla markaana lagu dhiiri geliyo dhalinyarada si ay ugu daydaan dhalinyarada waxbarashada ka tegay ama aan han u heeynin.
Pro: Cali Maxamed Kuusoow oo ah aqoonyahan wax ka dhiga jaamacadda Koonfurta kana mid ahaa daadihiyayaalkii tartan aqooneedka oo munaasabadda hadal kooban ka jeediyey ayaa tilmaamay waxbarashada mudnaanta ay u leedahay dhalinyarada iyo sida tartan aqooneedka uu kor ugu qaado aqoonta.
Hilaal Sheekh Shuceeb oo ah agaasimaha Shabakadda Warbaahinta Warsan ayaa kolkiisa mar uu ka hadlay munaasabadda waxaa uu ku dheeraaday qabashada tartan aqooneedka dhibaatada laga maro iyo sida ay Bishaas ugu mashquulaan qaban qaabada tartanka iyo marka uu bilaawdo mushkiladda ay ka Maraan xalinta khilaafaadka ka dhasha su’aalaha tartanka uu agaasime Hilaal sheegay in mararka qaar ay dooda xalinta khilaafaadka sida ay ugu jiraan lagu aadaamo Salaadda subax.
Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda Isaaq Maxamed Cali Teeygaab, oo gabgebadii munaasabadda hadlay ayaa amaanay tartan aqooneedkii soo idlaaday isagoona intaas ku daray hadalkiisa in ka maamul ahaan ay dhiiri gelinayaan ku tartamidda aqoonta si loo helo mushtamac aqoon leh oo horumarsan
Tartan aqooneedkan oo loogu magac daray Cilmi iyo Asluub toban xaafadood ay Baydhabo ka kooban tahay oo xafaddii u qeeyb saneyd laba laba koox oo kala ah A iyo B, lagu daray laba deegaan oo iyagana lahaa A iyo B.
Waxaa tartankii ku guuleeystay Xaafadda Toowfiiq labadii koox ka socotay ee ahayd, Toowfiiq B iyo Toowfiiq A.
Toowfiiq B ayaa kaalinta koowaad lagu abaal mariyey, halka Toowfiiq A, lagu abaal mariyey kaalinta 2aad. Wadajir B ayaa lagu abaal mariyey kaalinta 3aad in ay ka gashay tartan aqooneedka .
SAWIRRO:Radio warsan oo abaal marino gudoonsiisey xaafadihi ku guleystay tartankii bishii ramadaan

Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 16aad waxaa looga hadlayqiimaha barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday) iyo Wariye Yuusuf Sheekh Adan