Waxaan fursad aanu u helney in barnaamij aan ka diyaarino fanaanada cadey cali oo ku sugan magaalada zorakh ee dalka iswizarland.
fanaanada ayaa waxaanu barnaamijkiisa ku soo qaadaney heeso ay sameeysay oo aad u xiisa badan waxaa kaloo
Heeso aad u macaan ayaa ka dhegeysandoontaan inta barnaamijka uu socdo hadal aan idinku daalaninee ila dhageysta barnaamijkaan oo ah mid aad u xiisa badan