Baydhabo(WRB)Olaladaan Nadafadeed Ayaa Waxaa Ka Qeyb Gaatey Qaar Kamid Bulshada Ku Nool Tobonka Xafadood Oo Ka Kooban Magalada Baydhabo Oo Xarun Ku Meelgaar Ah Dowlada Koonfur Galbeed Somaliya Shacabkaani Ayaa Waxaa Horkacayey Gudoomiyaha Gobolka bay Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed (LFC) Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Baydhabo Ahna Ku Simaha Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Gudoomiyaasha Tobonka Xafadood Iyo Qaar Kamid Ah Masuulin Katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya.
Nadiifintaan Ayaa Waxaa Laga Sameeyey Wadooyinka Ugu Waaweyn”Suuqyada Iyo Meelaha Kale Ee Ubaahan Nadaafada,
Xaaqitaankaan Ayaa Waxaa Laga Bilaawey Afar Irdoodka Magalada Baydhabo Iyo Wadada Xiriirisa Masjidka Weyn Ee Jaamac”Kawaanka Hilibka”Firshida Oo Ah Suuqa Ugu Caansan Baydhabo Iyo Wadada Xiriirisa Xaafadaha Xaafada Isha”Xaafada Shangahaayi Iyo Xaafada Berdaale.
Waxaana Loo Jeedey Maamulka Gobolka Iyo Degmada Oo Ay Wadaan Xadiifinta Wadooyinkaasi Oona Dhiiri Gilinayaan Bulshadii Kaqeyb Qaadaneysey Nadaafada Wadooyinka Magalada Baydhabo.
Midaan Ayaa Ah Dhiirigalin Iyo Hormar Bulshada Ku nool Magalada Baydhabo Janaay baydhabo Ayaa Bilooyinkii Ugu Dembeeyey Waxaa Laga Dareemayaa Hormaro dhanka Waxbarashada”Dhismooyinka Iyo Waxkasta Oo Degaanka U Horseedi Karo Guulo Iyo Hormaro Wanaagsan.
W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed(Ateera)