DFS oo sheegtay in la musuqay saadkii Ciidanka DANAB & Mareykanka oo joojiyay taageeradii written by Warsan Radio 26/04/2024 Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS ayaa warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab.War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa waxa marka hore lagu sheegay in maalgelinta Mareykanka ku sameeynayo ciidanka xoogga gaar ahaan kuwa DANAB uu yahay mid abuuray awood ciidan oo horseed u ah howlgalada lagula daaalamayo Shabaabka.Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in shaqada laga joojiyey saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo ku lug yeeshay musuq lagula kacay saadka ciidanka kumaandooska DANAB gaar ahaan raashiinka ka dib baaritaano la sameeyey.Dhinaca kale warar isi soo taraya ayaa sheegaya in Dowlada Mareykanka ay hakisay raashinkii ay siin jirtay Ciidamada gaarka ah ee DANAB, dowladda ayaa xustay inay socdaan baaritaano kala duwan oo ku aadan saadka la lunsaday. DFS oo sheegtay in la musuqay saadkii Ciidanka DANAB & Mareykanka oo joojiyay taageeradii was last modified: April 26th, 2024 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Muxuu yahay ujeedka socdaalka Madaxweyne soomaaliya ee Tansaaniya? next post In ka badan Boqol Maxbuus oo ka baxsatay Xabsiga Suleja You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/06/2021 Madaxweyne Farmaajo oo Shaqa joojin ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Badda 27/12/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/06/2020 Taliska xoogga dalka oo sheegay in howlgal gaar ah lagu dilay maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab 28/09/2020 Dowladda oo ballan qaad u sameysay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Soobe 04/11/2022 Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo shaaciyay dib u dhigida Furitaankii Kalfadhigii 7aad 20/04/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bilaabay dadaalo la xiriira xalinta khilaafka doorashada 12/01/2021 Xamse oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen 09/07/2022 Golaha Amaanka QM oo ku baaqay in la joojiyo Colaadda ka taagan Magaalada Laascaanood 08/06/2023 Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday xubnno katirsan Alshabaab 24/09/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.