Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Somaaliya qaarkood ayaa xiligaan walaac ka walaacsan abaaraha ka jira qeybo kamid ah gobolada Maamulka Koonfur Galbeed Somaaliya. Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada…
Yearly Archives
2016
ADIINY MO’OSHIITHY Hatany fiyaawaang ii nebed dhugunsothoow meel kastoo ising rooghdaang, sikasaty isiing niigh dhugunsethaasaangh. Jimaa feyly markaly haky dhowaathy qiibtii lammad ee barnamishkii inky magadarny “ADIINY MO’OSHIITHY”, kaasoo jimaa…
Baarlamaanka oo ansixiyay lacagaha ay bixinayaan musharixiinta guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha
written by Warsan Radio
Kulan maanta ay yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya ayaa ka dooday arimo badan oo quseeya doorashooyinka gaar ahaan lacagaha laga qaadayo Musharaxiinta xilka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo tan…
AKHRISO:-Taliye ku xigeenkii ciidamada VILLA Soomaaliya oo madaxtooyada lagu dhex dilay
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Wararka naga soo gaaraya madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxtooyada dhexdeeda lagu dilay taliye ku xigeenkii ciidamada ilaalada madaxtooyada Soomaaliya. Taliye ku xigeenka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay…








